Tababar Muddo bil ah soconaya oo loo furay Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha Somalia (Daawo Sawirro)

Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumada federaalka Somalia ayaa maanta waxaa looga furay Magaalada Muqdisho tababar soconaya muddo bil ah oo la xiriira kor u qaadida tayada iyo awooda Wasaaradda. Waxaa tababarkan fulinaya Machadka daraasaadka iyo  Maareynta Masiibooyinka (SDRI) oo taageero ka helaya heyadda cuntada iyo beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay ee FAO. Agaasimaha … Continue reading Tababar Muddo bil ah soconaya oo loo furay Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha Somalia (Daawo Sawirro)